Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Waraysi: Ergayga Q.M. Michael Keating

DHAGEYSO:-Waraysi: Ergayga Q.M. Michael Keating

0

Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Michael Keating oo xilku kasii dhammaanayo ayaa sheegay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku jiro gacanta Soomaalida, loona baahan yahay inay si wadajir ah u wada shaqeeyaan si waddanka faa’iidadiisa dhaqaale iyo khayraadkiisaba loo soo saaro.

Wuxuu sheegay inaysan ahayn wax sahlan horumar la sameeyo iyadoo Al-Shabab iyo kooxaha kale ee xagjirka ah ay isku dayayaan inay minja-xaabiyaan dadaallada, balse waxa uu ugu baaqay inay Soomaalidu isku tanaasulaan.

keating

 

The post DHAGEYSO:-Waraysi: Ergayga Q.M. Michael Keating appeared first on Allgalgaduud.Com.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here