Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Golaha wasiirada jubbaland oo raacay jid uu jeexay hogaamiye axmed madoobe

DHAGEYSO:-Golaha wasiirada jubbaland oo raacay jid uu jeexay hogaamiye axmed madoobe

0

Golaha wasiirada maamulka jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in xidhiidhka loo jaray dowladda dhexe ee soomaaliya ka dib shir ay ku yesheen magaalada kismaayo.

Go’aankan ayaa u muuqda mid hogaamiye axmed madoobe uu horay u jeexay taasi oo wasiiradan ayna sinaba uga hor imaan karin amarkiisa iyo siyaasada uu kula dagaalamayo dowladda dhexe

golaha wasiirada jubbaland

The post DHAGEYSO:-Golaha wasiirada jubbaland oo raacay jid uu jeexay hogaamiye axmed madoobe appeared first on Allgalgaduud.Com.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here