Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Shirkada DP World oo sun halis badan ku shubtay dekada ber bera

DHAGEYSO:-Shirkada DP World oo sun halis badan ku shubtay dekada ber bera

0

Shirkada Dp world ayaa la sheegay in ay Sun Khatar ah Todobaadkan Ku Aastey Gudaha Dekada Berbera sida odoyaasha gobolka saaxil ay warbaahinta u shegeen .

Qaar ka mid ah waxgaradka gobolka saaxil ayaa maamulka somaliland ugu baaqay in ay arintaas si dhab ah baadhitaan ugu sameeyaan

Odoyaasha saxil

The post DHAGEYSO:-Shirkada DP World oo sun halis badan ku shubtay dekada ber bera appeared first on Allgalgaduud.Com.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here