Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH:-Shaale hay’ad oo lagu afduubtay duleedka baydhabo

WAR DEG DEG AH:-Shaale hay’ad oo lagu afduubtay duleedka baydhabo

0

Warar hada naga soo gaadhay xarnta maamulka koonfur galbeed ayaa sheegaya in Shaqaale gargaar oo u shaqeeya Hay’adda laan qayrta cas ama  Red Cross  lagu afduubtay meel u dhow Baydhabo iyagoo raashiin qeybin halkaasi ka waday halkaas

 

Ilaa iyo hada lama hayo faah faahin intaas ka badan iyo tirada shaqaalahan la afduubtay xili ay raashin qayb ku guda jireen

 

la soco wixii soo kordha

The post WAR DEG DEG AH:-Shaale hay’ad oo lagu afduubtay duleedka baydhabo appeared first on Allgalgaduud.Com.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here