Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Maamulka Deegaanka Camaara oo ka hadlay Dad ka Barakacay Dagaalkii Al-Shabaab iyo...

DHAGEYSO:-Maamulka Deegaanka Camaara oo ka hadlay Dad ka Barakacay Dagaalkii Al-Shabaab iyo Xoolo Dhaqatada

0

Yuusuf Salaad Maxamed Guddoomiyaha Deegaanka Camaara ee Galmudug ayaa xili uu lahadlayey Warbaahinta wuxuu ka hadlay dagaal Mudooyinkii danbe ka dhacayey Koonfurta Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday dad kasoo Barakacay coladaaadi iyo dagaalkaasi dhexmaraya Al-Shabaab iyo Dadka xoolo dhaqatada ah inay gaareen deegaankaasi iyo deegaano kale oo dhowr ah.

Guddoomiyaha-Camaara-

The post DHAGEYSO:-Maamulka Deegaanka Camaara oo ka hadlay Dad ka Barakacay Dagaalkii Al-Shabaab iyo Xoolo Dhaqatada appeared first on Allgalgaduud.Com.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here