Home Wararka Maanta Fah Faahin: Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo laga celiyaay Madaxtooyada Cadaado

Fah Faahin: Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo laga celiyaay Madaxtooyada Cadaado

0

Allgalgaduud Wararka ka helayso Magaaladda Cadaado ee Xarunta Galmudug ayaa sheegaya in galabta laga celiyaay Xarunta Madaxtooyadda Galmudug inay galaan Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Maaliyadda Galmudug ,kaas oo kayimid Magaaladda dhuusomareeb.

Wasiirka ayaa kamid ah Garabka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ,iyado Ciidamadda Nabadsugidda DFS iyo saraakil katirsan Kuwa Dowladda Somaaliya ay ka celiyeen Xarunta Madaxtooyadda inuu gallo,taas oo sababta xiisad xoogan.

Magaaladda Ayaa caawa laga maqlayaa Rasaas Gudaheeda ,waxaana la ogayn halkay kudambeyn doonto Xiisadaas iyo khilaafka u dhaxeeya Madaxda sare ee Galmudug.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here