Home Wararka Maanta DHEGEYSO:- Puntland oo digniin u diray dadka Raashinka kariya bisha Ramadaan

DHEGEYSO:- Puntland oo digniin u diray dadka Raashinka kariya bisha Ramadaan

0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Puntland saalax Xabiib oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay digniin u dirayaan dadka caadaystay Bisha Ramadaan inay kariyaan Raashin xaaran ah.

Wasiir salaax ayaa sheegay in shaqsiyaadkii lagu arko iyago karinaya raashin xaaran ah in cadaaladda la horgeyn doono talaabo sharciga waafaqsana laga qaadayo.


Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here