Home Wararka Maanta DHEGEYSO:-Madaxweynaha khaatumo oo dhabar jabin ku wada puntland iyo shir uu hargaysa...

DHEGEYSO:-Madaxweynaha khaatumo oo dhabar jabin ku wada puntland iyo shir uu hargaysa uga qayb galay

0

Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi Ayaa Isoogu yeedhay shir-weyne ka kooban Madaxda xiligan talada haysa iyo madaxdii hore, Saddexda Xisbi ee Somaliland, Shir-guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka iyo Xubo kale oo uu ka mid ahaa Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihi Khaatumo ee Heshiiska la galay Somaliland.

Kulankan ayaa Looga arinsaday Xaaladda Colaadeed  ka taagan iyo in midaysan laga yeesho dhammaan duruufaha Somaliland maanta ku gadaaman. Waxaana shirkaasi markuuu Xalay Qabsoomay maanta Warbaahinta la hadlay Qaar kamid ah Xubnihii ka qayb galay.

Waxay sheegeen inaanu Dagaalka Tukaraq ahayn mid u dhexeeya Laba Qabiil, “Tukaraq iyo Xuduudkeena waxaa difaacaya dadkii u dhashay deegaanka”.

warka soomaliland iyo tukaraq

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here