Home Wararka Maanta TOP NEWS:- Dagaal laga cabsi qabo inu ka qarxo Tukaraq iyo Gurmad...

TOP NEWS:- Dagaal laga cabsi qabo inu ka qarxo Tukaraq iyo Gurmad socda

0

Saaka waxaa laga cabsi qabaa mar kale inuu dagaal ka qarxo degaanka Tukaraq oo shalay ay ku dagalameen ciidamada somaliland iyo Puntland,iyado labada cidan ay gesaaska magaaladda kaga suganyihin,walow Puntland sheegtay in guud ahaan gacanta ku hayso magaaladda.

Saaka oo Arbaca ah ayaa waxaa la arkayaay Ciidamo dheerad ah oo ay Puntland ka daabulayso Magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland,iyago ah ciidan gurmad ah,isla markaana ay gaari donaan Tukaarq,

Dagaalki shalay ayaa ahaa dagaalkii ugu xoogana ee dhexmara Puntland iyo Somaliland,iyado dhimashada kor ay u dhaaftay 50 Askari labadda dhinac,balse saaka waxaa macquul ah in uu qarxo dagaal cusub oo waji cusub lasoo baxa.

Allgalgaduud isha kuhay oo kalasoco wararkii ugu dambeyaay ee Tukaraq

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here