Home Wararka Maanta DHEGEYSO:-Jubbaland Oo Askari katirsan Ciidamada Booliska u xirtay Aflagaado uu ugaystay mid...

DHEGEYSO:-Jubbaland Oo Askari katirsan Ciidamada Booliska u xirtay Aflagaado uu ugaystay mid kamid ah Beelaha Soomaaliyeed

0

Maamulka Jubaland ayaa xabsiga utaxaabay Askari ka tirsanaa Ciidamada Jubaland oo bartiisa Facebook ugu gafay mid kamid ah beelaha Somaaliyeed .

Taliyaha qaybta Booliska ee Maamulka jubaland Maxamed Naasi Guuleed ayaa kisaamo Warbaahinta kula hadlay ku na faah faahiyay xariga Askariga.

Taliya jubaland

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here