Home Wararka Maanta DHEGEYSO:- Faysal Cali Waraabe ” Puntland dagaal kumanan Aqoone ,waan kaxunahay ciidamada...

DHEGEYSO:- Faysal Cali Waraabe ” Puntland dagaal kumanan Aqoone ,waan kaxunahay ciidamada dhintay ‘

0

Eng Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay dagaalki maanta kadhacay degaanka Tukaraq ee gobalka sool ,isago sheegay in uu ka xunyahay dagaalkas.

Dhinaca kale wuxuu sheegay in Puntland aysan ku baran dagaal ee ay nabad ku barteen balse uu u tacsiyadeynayo eheladda ciidamadda labada dhinac.


Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here