Home Interviews DHAGEYSO:- Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaalka ka socda Tukaraq.

DHAGEYSO:- Maamulka Puntland oo ka hadlay dagaalka ka socda Tukaraq.

0

Wasiirka Warfaafinta maamul goboleedka Puntland Cabdi Xersi Qarjab ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe isaga oo ka warbixiyay dagaalka ka socda Tukaraq,

Wasiir Qarjab ayaa sheegay in dagaalkan ay soo qaadeen ciidamada maamul goboleedka Soomaaliland ee kuu sugan gobolka Sool.

Dhinaca kale Wasiir Qarjab oo sii wata hadalkiisa ayaa sheegay in Ciidamada Maamulka Puntland ay guulo lagu faani karo ka gaareen dagaalkaas.

HOOS KA DHAGEYSO


Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here