Home Wararka Maanta AKHRISO:- Puntland oo Warmurtiyeed kaso saartay dagaalka Tukaraq

AKHRISO:- Puntland oo Warmurtiyeed kaso saartay dagaalka Tukaraq

0

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa war-murtiyeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in maanta oo ay taariikhdu tahay 15 May ay maamulka Somaliland uu mar labaad weerar ku soo qaaday degaamo hor leh oo ay Puntland leedahay

puntland waxay ku eedaysay Madaxweynaha Somaliland inuu mandiqada ka abuurayo colaad lagu riiqdo.waxayna sheegeen inuu marin habaabinayo shacabka Somaliland, isagoo ku andacoonaya inuu soo xirayo xuduudo in ingiriisku siiyay.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here