Home Interviews DHAGEYSO:-Ismimo Somaliland Ka Yimid oomagaalada carmo ka sheegay in tukaraq nabad u...

DHAGEYSO:-Ismimo Somaliland Ka Yimid oomagaalada carmo ka sheegay in tukaraq nabad u baahan tahay

0

Qaar kamid ah isimada soo jireenka ah ee ka soo jeeda deegaamada Puntland oo maanta ka qaybgalay munaasabadda caleema saarka Beel-daaje Maxamed Beel-daaje Ismaaciil ayaa ka hadlay xiisadda colaadeed ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Hoos ka dhageyso codka boqor buurmadaw

Z0000187

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here