Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Madaxweynaha hirshabelle oo fariin u diray xukuumada soomaaliya

DHAGEYSO:-Madaxweynaha hirshabelle oo fariin u diray xukuumada soomaaliya

0

Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu fariin udiray Ra’sul Wasaaradaha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

Waxa uu ka codsaday inay sameeyaan mashaariic hormarineed oo looga baahan yahay hadda dhinaca Deegaanada HirShabelle.

MADAXWEYNAHA HIRSHABELLEI

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here