Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Wasaaradda Caafimaadka puntland oo shaacisay Tirada dadkii ku geeriyooday dab ka kacay...

DHAGEYSO:-Wasaaradda Caafimaadka puntland oo shaacisay Tirada dadkii ku geeriyooday dab ka kacay garoowe

0

Dawladda Puntland ayaa shaacisay tirrada rasmiga ah ee ku dhimatay dabkii shalay ka kacay kaalin shidaal oo kutaal Magaaladda Garoowe.

Waxaa la xaqiijiyay inay dhinteen 5 ruux ,halka dhaawacuna uu yahay 4 ruux oo dhaawacyadooda loo qaaday Magaaladda Muqdisho.

Wasaaradda Caafimaadka puntland ayaa Xaqiijisay in Dabkii Xalay ay ku geeriyoodeen 5 Ruux Halka Dhaa

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here