Home Wararka Maanta DHAGEYSO:-Maamulka puntland oo war ka soo saaray dhaawac loo gaystay Wasiiru dowlihii...

DHAGEYSO:-Maamulka puntland oo war ka soo saaray dhaawac loo gaystay Wasiiru dowlihii wasaarada dekada

0

Wasiirdowlihii wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka bada ee Puntland Siciid C/raxmaan ayaa Bosaso lagu dhaawacay xili uu ka soo baxay Dekeda Bosaaso.

Wasiir Dowlaha ayaa u dhaawacmay Rasaas ay si kama ah ugu furay Ciidamo uu watay mid kamid ah Saraakiisha Amniga ee Gobolka Bari ku kaas oo aan la sheegin qaybta ay katirsanaayeen kadib markii ay ka Dhaawaca Wasiirdowlaha ayaa lageeyay National Hospital Bosaaso halkaas oo xaaladiisa Cafimaad lagula tacaalayo.

Hoos ka dhageyso qaabka ay wax u dhaceen oo faah faahin laga bixiyay

Taliye

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here