Home Wararka Maanta Wafdi ka socda Somalia oo gaaray Turkiga

Wafdi ka socda Somalia oo gaaray Turkiga

0

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Ankara.

Wafdiga RW ku xigeenka ayaa qayb gali doona Shirka iskaashiga ganacsiga Soomaaliya iyo Dalka Turkiga oo markii ugu horreysay ka dhacaya Dalkan.

 

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here