Home Wararka Maanta MD Farmaajo oo booqday duubabka dhaqanka qaarkood + SAWIRO

MD Farmaajo oo booqday duubabka dhaqanka qaarkood + SAWIRO

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hoygooda ku booqday Islaan Ciise Islaan Maxamed, Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo kamid ah duubabka dhaqanka Soomaaliyeed.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here