Home Wararka Maanta MD Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Jaamacadda Garoowe + SAWIRO

MD Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Jaamacadda Garoowe + SAWIRO

0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta khudbad u jeediyay ardayda dhigata Jaamacadaha ku yaalla magaalada Garowe.

Mudane Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo mustaqbal dalka maadaama ay kordhayaan xarumaha waxbarashada.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here