Home Wararka Maanta Mareykanka oo Gaadiid ku wareejiyay Somalia + SAWIRO

Mareykanka oo Gaadiid ku wareejiyay Somalia + SAWIRO

0

Waxaa maanta Wasaarada Arimaha Diadda ee Mareykanka ay Gaadiid ku wareejisay Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya.

Mas’uuliyiin ka socda Mareykanka ayaa ilaa lix gaari waxey ku wareejiyeen Wasiirka Gaashaandhiga Mursal Maxamed.

Wasiir Mursal Maxamed ayaa uga mahadceliyay in Mareykanka taageerada ay la garab taagin yihiin Soonaaliya.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here