Home Wararka Maanta Hay’addaha gargaarka oo laga dalbaday u gurmashada barakacayaasha Duleedka Muqdisho

Hay’addaha gargaarka oo laga dalbaday u gurmashada barakacayaasha Duleedka Muqdisho

0

Maamulka Degaanka Garasbaaleey ayaa ugu baaqay hay’addaha gargaarka in gurmad bini’aadannimo ay la soo gaaraan Shacab ku dhibaateysan Duleedka Muqdisho.

Waxaa uu tilmaamay ku dhawaad 20 qoys in xaalad nolol xumo ku heysato waddooyinka Duleedka Muqdisho.

Kumanaankan qoys qaarkood ayaa ah sida la sheegay kuwa dhawaan laga barakiciyay Xerooyin ay kaga sugnaayeen Duleedka Caasimada Soomaaliya.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here