Home Wararka Maanta DHAGEYSO: Al Shabaab oo laga saaray Degaano dhaca Gobolka Hiiraan

DHAGEYSO: Al Shabaab oo laga saaray Degaano dhaca Gobolka Hiiraan

0

Waxaa soo baxaya in Xarakada Al Shabaab laga saaray Degaano dhowr ah kadib howlgallo xoogan oo ka bilaawday inta u dhaxeysa Degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Taliyaha Ciidamada Dowladda ee Gobolka Hiiraan ayaa waxuu sheegay in Xarakada Al Shabaab laga qabsaday Degaano dhaca inta u dhaxeysa Maxaas iyo Baladweyne.

Degaanada laga saaray Al Shabaab ayaa lagu kala magacaabaaa Indhacaag, Ceelloow iyo Afar-irdood.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here