Home Wararka Maanta MD ku xigeenk Puntland oo ka hadlay tayeeynta Ciidamada

MD ku xigeenk Puntland oo ka hadlay tayeeynta Ciidamada

0

Madaxweyne kuxigeenka Puntland injineer Cbadixakiin Xaaji Cumar Camey
ayaa maanta magaalada Garoowe waxa uu kaga qaybgalay shir looga
hadlaayay tayeenta ciidamada Booliska Puntland .

Shirka ayaa waxaa ka soo qaybgalay wasiirka amniga Puntland saraakiil ciidan iyo mas’uuliyiin kale .

Hadaba wasiirka Amniga Puntland Axmed cabilaahi yuusuf oo ugu horeen goobta ka hadlaya yaa sheegay in dhawaan la bilaabi doono tayeenta ciidamada ,wasaaraduna dhawaan ay daah furtay xarumo iyo saldhigo ciidanka booliska ay ku shaqqyaan iyo tababaro lasiiyay ciidamada .

Madaxweyne kuxigeenka Puntland injineer Cabdixakiin xaaji cumar oo isna madasha ka hadlay ayaa sheegay in ay ka faaiideestaan tababarada cidamada iyo saraakiisha lasiinayo iyo qalabka ay hay’aduhu ugu deeqaya

 

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here