Home Wararka Maanta DHAGEYSO: Xildhibaano hore oo ka cabanaya mushaar la’aan

DHAGEYSO: Xildhibaano hore oo ka cabanaya mushaar la’aan

0

Xildhibaano dhowr oo ah oo ka tirsanaa Baarlamaankii hore ee Soomaaliya ayaa markan bilaabay in cabashadiidu ay mariyaan warbaahinta.

Waxaa Xildhibaanadan ay ka cabanayaan mushaar la’aan muddo 9 billod ah, markii ay jiraty Dowladii hore.

Siyaasiyiintan ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu u balan qaaday in ay heli doonaan xuquuqdooda.

Balse waxaa ay tilmaameen in ay helaan xuquuqdooda iskaba daayee loo diiday in ay la kulmaan Madaxweynaha

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here