Home Wararka Maanta DHAGEYSO: RW Kheyre oo ka hadlay hakadka la geliyay SAADKA Ciidamada Xooga

DHAGEYSO: RW Kheyre oo ka hadlay hakadka la geliyay SAADKA Ciidamada Xooga

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxuu ka hadlay go’aanka uu Mareykanka uga hakiyay Saadka Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay in labada dowladood ay isku afgarteen in si KMG ah hakad loo gelinayo caawinaada Ciidamada Xooga.

Mudane Kheyre ayaa xusay in ujeedka hakadka loo geliyay saadka ay tahay sidii baaritaan loogu sameyn la haa warar ku aadan musuq lagu sameeyay saadkaasi.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here