Home Wararka Maanta DHAGEYSO: Kooxo hubeysan oo dhac ka geystay Muqdisho

DHAGEYSO: Kooxo hubeysan oo dhac ka geystay Muqdisho

0

Waxaa maanta Kooxo hubeysan ay wiil dhalinyaro ku dhaawaceen Magaalada Muqdisho.

Ruuxan shacabka ayaa falka lagu dhaawacay waxuu ka dhacay Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir.

Goobjooge ayaa sheegay ruuxan dhaawac loo geystay kadib markii uu la diriray dabley dhac u geysan rabtay.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here