Home Wararka Maanta RW: Waan la dirirayaa musuq maasuqa

RW: Waan la dirirayaa musuq maasuqa

0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shegay in markii uu xilka la wareegayay aysan wax Lacag ah ku jirin Accon-ka Dowladda dhexe.

Waxaana uu tilmaamay haddii uu xilka ka tagayo ay lacag ka badan 30 Milyan ay ku jiri doonto Accon-ka Dowladda dhexe.

Mudane kheyre ayaa tilmaamay in la dhisayo Guddi madaxa banaan oo la dagaalanka Musuqmaasuqa, Baarlamaankana ay u gudbin doonaan, si loo meel mariyo Guddigaas oo la xisaab tamaya cid walbo oo Dalka Hantidiisa ku tagri fasha.

Ra’iisul wasaaraha ayaa hadalkan ka jeediyay Munaasabad Xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho, taas oo lagu soo bandhigayay waxqabadka Xukuumadda 8-da bil

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here