Home Wararka Maanta Al Shabaab oo labo Askaro ku soo bandhigay Degmada JILIB

Al Shabaab oo labo Askaro ku soo bandhigay Degmada JILIB

0

Al Shabaab ayaa Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ku soo bandhigay Askar ay sheegen in ay ka soo goosteen Ciidamada Jubbaland.

Waxaana Shabaab ay sheegeen in Askartan ay ka soo baxeen Deegaanka Buulogaduud ee Gobolka Jubbadda Hoose, uuna ku jiro Taliyaha Saadka ee Deegaankaasi.

Askartan oo tiradooda ay gaareeyso illaa iyo 2 Askari ayaa Magacyadooda lagu kala Sheegay Isaaq Ibraahim Gurbaan iyo Xuseen Aadan Ibraahim.

Al Shabaab ay dhowr jeer oo hore waxa ay Degmada Jilib ku soo bandhigeen Askar ay sheegeen in ay ka soo goosteen Maamulkaasi Jubbaland.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here